CHECK STATUS OF YOUR VR / POLLING CENTER 2017

Voter Registration Number / Lr Aqoonsiga Diiwangalinta:




Remaining Election Date


..................................
Untitled Document

Polling Stations :

 

Registration Centres :

 



 

News:

Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL oo gudoonsiiyey shihaado sharaf Howl wadeenadii shirkada Telesom kuwaas oo dadaal ka muujiyey wakhtigii ay socotay diiwaan gelintu , shirkada telesom oo fududeysay qaadkan isgaadhsiineed oo ka dhigtay ONLINE taas oo qofkii meel kale ka soo gala lagu qabto. GDQ oo mahadnaq balaadhan u soo jeediyey dadaalkii ay samaysay shirkada telesom ee ay kala shaqeysay dhinaca isgaadhsiinta ( Network Connectivity) wakhtigii ay socotay diiwaan gelintu.

ReadMore

 

Voter Registration .Headline

Xidhi-Taankii Diiwangelinta Codbixiyaha

Xaflad si xeer qaran loo soo agaasimay oo ku saabsanayd soo afjaridii / xidhitaankii diiwaangelinta codbixiyaha muwaadiniinta reer somaliland ayaa waxa lagu qabtay hotel Maansoor.

Maalintii isniintii ,26.Sept.2016 taas oo ay ka soo qayb galeen madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed maxamuud ( Siilaanyo), Guddida Doorashooyinka Qaranka ,Gudoomiyaasha Saddexda Xisbi Qaran, Wasiiro, Haayadaha ka taageera xaga dhaqaalaha komishanka doorashooyinka qaranka iyo bulsho aad u tiro badan.

Taas oo lagu soo bandhigay in ay mudadii diiwaangalinta codbixiyaashu ay soo gabagabowday oo ay si fiican dhamaan gobolada JSL uga qarsoontay.

 


Advertisements